1. Home
  2. East Africa
  3. Somalia
  • News

GOLAHA AMAANKA OO SOO DHAWEEYEY WADA HADALKA NABADA SOOMAALIYA.

[Angola] HIV/AIDS poster in Viana youth centre. IRIN
The HIV epidemic can reduce Angola's GDP by up to one percent per year
Golaha Amaanka ee QM ayaa ugu baaqay dadaalka ka socda gobolka in lagu gaarsiiyo deganaansho Guud xaalada Dalka Soomaaliya. Warbixin uu soo jeediyey Gudoomiyaha xilligan ee Golaha Amaanka, Ambassador Alfonso Valdivieso ee u dhashay Dalka Colombia,ayaa lagu muujiyey taageerada xoogan ee 15-ka xubnood ee golaha ay siinayaan dadaalka dib u heshiisiinta Soomaaliya ee ay wadaan Wamada Urur Goboleedka IGAD. Goluhu waxa si gaar ah uu u soo dhaweeyey baaqii xabad joojinta ee bishii October looga dhawaaqay shirka dib u heshiisiinta Soomaalida ee ka socda Magaalada Eldoret, waxaa sidoo kale uu soo dhaweeyey heshiiskii kooxuhu sida wada jirka ah u gaareen horaantii bishan, isagoo ku booriyey in dhamaan dhinacyada is haya ay colaada joojiyaan. Si kastaba ha ahaatee Golaha Amaanku waxa uu walaac ka muujiyey Xaalada dadka ku barakacay Dalka gudihiisa, waxaana uu ugu baaqay kooxaha hubeysan inay u ogolaadaan Shaqaalaha gargaarka sidii ay kaalmo degdeg ah u gaarsiin lahaayeen dadkan dhibaateysan. [DHAMAAD]

This article was produced by IRIN News while it was part of the United Nations Office for the Coordination of Humanitarian Affairs. Please send queries on copyright or liability to the UN. For more information: https://shop.un.org/rights-permissions

Share this article

Our ability to deliver compelling, field-based reporting on humanitarian crises rests on a few key principles: deep expertise, an unwavering commitment to amplifying affected voices, and a belief in the power of independent journalism to drive real change.

We need your help to sustain and expand our work. Your donation will support our unique approach to journalism, helping fund everything from field-based investigations to the innovative storytelling that ensures marginalised voices are heard.

Please consider joining our membership programme. Together, we can continue to make a meaningful impact on how the world responds to crises.

Become a member of The New Humanitarian

Support our journalism and become more involved in our community. Help us deliver informative, accessible, independent journalism that you can trust and provides accountability to the millions of people affected by crises worldwide.

Join